๐๐_๐๐ผ๐๐๐ผ Reaches 200 Members!
Summary
๐๐_๐๐ผ๐๐๐ผ announces a major milestone of 200 members, celebrating a growing gaming community with chat, events and giveaways. The post thanks staff and active members and outlines next goals of 300, 500 and 1000 members. It highlights upcoming gaming events, tournaments, new roles and rewards to keep the community engaged and expanding.
**๐โจ BIG ANNOUNCEMENT โ 200 MEMBERS! โจ ๐
๐ฅ GUUL TAARIIKHI AH! ๐ฅ
Waxaan si farxad iyo sharaf leh ugu dhawaaqaynaa in server-keena TAYGA FAMILY uu si rasmi ah u gaadhay ๐๐ 200 MEMBERS ๐๐
โจ Tani ma aha tiro kaliya, waa bulsho isku xiran, waa qoys gamers ah, waa community wada jir ah oo ay ka buuxaan:
๐ฌ Wada sheekeysi & is dhexgal
๐ Baashaal & qosol
๐ค Midnimo & ixtiraam
๐ Gaming โข Events โข Giveaways
๐โจ MAHADSANIDIIN DHAMAANTIIN โจ๐
Guushan ma suurtogaleen laโaantiin โค๏ธ
๐ โStaff-ka dadaalka badan
๐ฎ โGamers-ka firfircoon
๐ฌ โXubnaha chat-ka ka dhigaya server-ka mid nool
๐คโIyo kuwa soo casuuma asxaabtooda
๐ MAXAA NAGA SUGAYA MUSTAQBALKA?
๐ฎโGaming Events & ciyaaro wadajir ah
๐โGiveaways iyo hadiyado gaar ah
๐โRoles cusub & rewards
โ๏ธโTartamo & challenges xiiso leh
๐โCommunity sii weynaanaysa
๐ฏโ Hadafkeena xiga:
๐โ300 Members
๐ฅโ 500 Members
๐โ 1000 Members
๐ค Ku soo dhowaada qof walba, ku raaxaysta server-ka,TAYGA FAMILY ka qayb qaata, la wadaaga asxaabtaada, hana iloobin:
Community-gan adigaa qayb ka ah! ๐ช๐ฅ
๐ MAR KALE: HAMBALYO 200 MEMBERS! ๐**
|| ||