Carafo Reminder โ€” 9th Dul-Hijjah Fasting

Summary

๐— ๐—ฅ_๐—ง๐—”๐—ฌ๐—” announces an important Carafo reminder for the 9th of Dul-Xijjah. The notice urges sunnah fasting for non-pilgrims, highlights the reward of expiation for past and coming year sins, and encourages dua, Qur'an, dhikr and istighfar. Eid greetings to all Muslim members.

๐ŸŒ™โœจ Ogeysiis Muhiim ah โœจ๐ŸŒ™

๐Ÿ“ข Dhamaan walaalaha Muslimiinta ah waxaa la ogeysiinayaa in berri ay tahay maalinta barakeysan ee Carafo ๐Ÿ•‹ โ€” maalinta 9-aad ee bisha Dul-Xijjah.

๐Ÿค Waxaa sunnah weyn ah in la soomo maalintan qof kasta oo aan xajka joogin, waxaana ku jira ajar iyo kheyr aad u badan.

โœจ Soonka maalinta Carafo wuxuu sabab u yahay in Alle dambiyada dhaafo labo sano:
๐Ÿ“Œ Dambiyadii sanadkii tagay
๐Ÿ“Œ Iyo dambiyada sanadka soo socda

๐Ÿ’Ž Sidaas darteed aynu ka faaโ€™iideysano maalintan qiimaha badan:
๐Ÿคฒ Ducada badiya
๐Ÿ“– Qurโ€™aanka akhriya
๐Ÿ•‹ Alle xusa
๐Ÿ™ Istighfaarka badiya

๐Ÿคฒ Alle ha naga aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan dhammaanteen.
๐ŸŽ‰ Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta! ๐ŸŒ™โœจ

The latest from ๐— ๐—ฅ_๐—ง๐—”๐—ฌ๐—š๐—”

Somali Pro Clubs Cup - Register Now

๐Ÿ“ข ๐Ž๐…๐…๐ˆ๐‚๐ˆ๐€๐‹ ๐€๐๐๐Ž๐”๐๐‚๐„๐Œ๐„๐๐“ โ€“ ๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ ๐๐‘๐Ž ๐‚๐‹๐”๐๐’ ๐‚๐”๐ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ† Asc dhammaan ciyaartoyda Soomaaliyeed ee Pro Clubs. Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno furitaanka Somali Pro โ€ฆ

300 Members Milestone for ๐™ˆ๐™_๐™๐˜ผ๐™”๐™‚๐˜ผ Community

# ๐ŸŽ‰๐Ÿ”ฅ๏ผข๏ผฉ๏ผง-๏ผก๏ผฎ๏ผฎ๏ผฏ๏ผต๏ผฎ๏ผฃ๏ผฅ๏ผญ๏ผฅ๏ผฎ๏ผด๐Ÿ”ฅ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‘‹๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐€๐ ๐Œ๐‘_๐“๐€๐˜๐†๐€ ๐…๐€๐Œ๐ˆ๐‹๐˜๐˜ ๐Œ๐€๐๐“๐€ ๐–๐€๐—๐€๐ ๐†๐€๐€๐‘๐๐„๐˜ 3๐ŸŽ๐ŸŽ ๐Œ๐„๐Œ๐๐„๐‘๐’๐ŸŽŠ โœจ ๐”๐†๐” ๐‡๐Ž๐‘๐„๐˜๐ ๐–๐€๐—๐€๐€๐ ๐’๐ˆ ๐๐€๐‹๐๐ˆ ๐…๐”๐‘๐€๐ ๐”๐†๐€ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ๐‚๐„๐‹๐ˆ๐๐€๐˜๐๐€๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐€๐€๐ ๐€๐’๐—๐€๐€๐๐“๐€ ๐Œ๐‘.๐“๐€๐˜๐†๐€ ๐„๐„ ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐ˆ๐†๐€๐˜ โ€ฆ

Jimco Mubaarak - Friday Blessings for Community

๐ŸŒ™โœจ JIMCO MUBAARAK DHAMMAANTIIN โœจ๐ŸŒ™ ๐Ÿค Jimco Mubaarak dhammaan Ummadda Muslimka ah ๐Ÿคฒ Ilaahay ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada maalintan barakeysan ๐ŸŒธ Ilaahay ha โ€ฆ

Ciid Mubarik โ€” ๐™ˆ๐™_๐™๐˜ผ๐™”๐™‚๐˜ผ Celebration

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™โœจ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒ™โœจ ๐‚๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐ˆ๐Š โœจ๐ŸŒ™ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿค Dhamaan xubnaha sharafta leh ee ๐Ÿ‘‘ MR_TAYGAFAMILY COMMUNITY ๐Ÿ‘‘ Waxaan si kal iyo laab ah idiinku hambalyeynaynaa โ€ฆ