๐๐_๐๐ผ๐๐๐ผ Leadership Elections Open
Summary
๐๐_๐๐ผ๐๐๐ผ announces a new admin system with open roles for server president and a vice president to assist management. Interested members can open a ticket and undergo an interview; successful candidates enter a community vote. This change empowers members to shape server leadership and ensures democratic selection by all participants.
๐ข OGEYSIIS MUHIIM AH โ MR TAYGA ๐ข
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in server-keena MR TAYGA uu bilaabayo nidaam maamul cusub!
๐ Waxaa jiri doona:
- Madaxweyne maamula server-ka
- Raโiisul Wasaare ka caawiya maamulka
๐๏ธ Sidee loo tartamaa?
- Qof kasta oo daneynaya xilka wuu furan karaa https://discord.com/channels/1452902351089438867/1452908522906976368
-
Waxaa lagaa qaadi doonaa interview
-
Kadib maxaa dhacaya?
-
Dadka ku guuleysta interview-ga (kuwa la doorto) waxaa la gelin doonaa doorasho shacab
- Dhamaan xubnaha server-ka ayaa codeyn doona Discord-ka
๐ณ๏ธ Qofka hela codadka ugu badan ayaa noqon doona hogaamiyaha!
๐ Ha lumin fursaddan โ fur ticket oo muuji kartidaada!
๐ฅ Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!