𝗠𝗥 𝗧𝗔𝗬𝗚𝗔
𝗠𝗥 𝗧𝗔𝗬𝗚𝗔 server banner

𝗠𝗥 𝗧𝗔𝗬𝗚𝗔 Updates & Events

Server Updates & Events

Upcoming Events

Announcements

Jimco Mubaarak Celebration on 𝙈𝙍_𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼

📢 𝙊𝙂𝙀𝙔𝙎𝙄𝙄𝙎 𝙅𝙄𝙈𝘾𝙊 𝙈𝙐𝘽𝘼𝘼𝙍𝘼𝙆 🌙🤲
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
🌹 𝘼𝙨𝙖𝙡𝙖𝙖𝙢𝙪 𝘾𝙖𝙡𝙖𝙮𝙠𝙪𝙢 𝙒𝙖𝙧𝙖𝙭𝙢𝙖𝙩𝙪𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝𝙞 𝙒𝙖𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠𝙖𝙖𝙩𝙪𝙝 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙭𝙪𝙗𝙣𝙖𝙝𝙖 𝙨𝙝𝙖𝙧𝙖𝙛𝙩𝙖 𝙡𝙚𝙝 𝙚𝙚 𝙏𝙖𝙮𝙜𝙖 𝙁𝙖𝙢𝙞𝙡𝙮.
𝙒𝙖𝙭𝙖𝙖𝙣 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙭𝙪𝙗𝙣𝙖𝙝𝙖 𝙏𝙖𝙮𝙜𝙖 𝙁𝙖𝙢𝙞𝙡𝙮 𝙪𝙜𝙪 𝙝𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙚𝙮𝙣𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠𝙚𝙮𝙨𝙖𝙣 𝙚𝙚 𝙅𝙞𝙢𝙘𝙖𝙝𝙖. 🤍
✨ 𝙅𝙞𝙢𝙘𝙖𝙝𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙛𝙖𝙙𝙡𝙞 𝙞𝙮𝙤 𝙠𝙝𝙚𝙮𝙧 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙡𝙚𝙝. 𝘼𝙖𝙣 𝙠𝙪 𝙙𝙖𝙙𝙖𝙖𝙡𝙣𝙤:
🕌 𝙎𝙖𝙡𝙖𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙅𝙞𝙢𝙘𝙖𝙝𝙖
📖 𝘼𝙠𝙝𝙧𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙌𝙪𝙧’𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖
🤲 𝘿𝙪𝙘𝙖𝙙𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙞𝙨𝙩𝙞𝙜𝙝𝙛𝙖𝙖𝙧𝙠𝙖
ﷺ 𝙎𝙖𝙡𝙞𝙜𝙖 𝙉𝙖𝙗𝙞𝙜𝙚𝙚𝙣𝙣𝙖 𝙈𝙪𝙭𝙖𝙢𝙢𝙖𝙙 (𝙉𝙉𝙆𝙃)
💫 𝙄𝙡𝙖𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙝𝙖 𝙞𝙣𝙤𝙤 𝙖𝙦𝙗𝙖𝙡𝙤 𝙨𝙖𝙡𝙖𝙖𝙙𝙙𝙚𝙚𝙣𝙣𝙖, 𝙙𝙪𝙘𝙖𝙙𝙚𝙚𝙣𝙣𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙘𝙖𝙢𝙖𝙡𝙠𝙚𝙚𝙣𝙣𝙖 𝙬𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣. 𝙃𝙖 𝙞𝙣𝙖𝙜𝙖 𝙙𝙝𝙞𝙜𝙤 𝙠𝙪𝙬𝙖 𝙠𝙝𝙚𝙮𝙧𝙠𝙖 𝙠𝙪 𝙩𝙖𝙧𝙩𝙖𝙢𝙖, 𝙦𝙖𝙡𝙗𝙞𝙮𝙖𝙙𝙤𝙤𝙙𝙖𝙣𝙖 𝙖𝙮 𝙠𝙖 𝙗𝙪𝙪𝙭𝙖𝙖𝙣 𝙞𝙞𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙞𝙮𝙤 𝙬𝙖𝙡𝙖𝙖𝙡𝙩𝙞𝙣𝙞𝙢𝙤.
🤲 𝙎𝙖𝙡𝙖𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙠𝙪 𝙙𝙖𝙙𝙖𝙖𝙡 — 𝙃𝙖 𝙡𝙖 𝙄𝙡𝙖𝙖𝙬𝙞𝙣!
𝙅𝙄𝙈𝘾𝙊 𝙈𝙐𝘽𝘼𝘼𝙍𝘼𝙆 𝘿𝙃𝘼𝙈𝘼𝘼𝙉𝙏𝙄𝙄𝙉 ❤️
𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼 𝙁𝘼𝙈𝙄𝙇𝙔 • 𝙅𝙄𝙈𝘾𝙊 𝙒𝘼𝙉𝘼𝘼𝙂𝙎𝘼𝙉 🌹

Tap to view image

MR_TAYGA Celebrates 600 Members

🎉 𝗕𝗜𝗚 𝗔𝗡𝗡𝗢𝗨𝗡𝗖𝗘𝗠𝗘𝗡𝗧 — 𝟲𝟬𝟬 𝗠𝗘𝗠𝗕𝗘𝗥𝗦 🎉

🏆❤️‍🔥𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘 — 𝟔𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒🏆❤️‍🔥

🎉 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈 𝐀𝐇 𝐔 𝐆𝐀𝐀𝐑𝐍𝐀𝐘 𝟔𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒💫

❤️ 𝐆𝐔𝐔𝐒𝐇𝐀𝐀𝐍 𝐀𝐃𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐒𝐀𝐁𝐀𝐁 𝐔 𝐀𝐇
𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐊𝐔 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃𝐒𝐀𝐍 𝐓𝐈𝐇𝐈𝐈𝐍 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐈𝐈𝐍 🎉

🎯 𝐎𝐍𝐄 𝐓𝐄𝐀𝐌 • 𝐎𝐍𝐄 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘 • 𝐎𝐍𝐄 𝐆𝐎𝐀𝐋 ❤️‍🔥

🚀 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐅𝐊𝐀 𝐗𝐈𝐆𝐀: 𝟏𝟎𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 👑🔥

@👤 𝐌𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫𝐬

🎉 𝗕𝗜𝗚 𝗔𝗡𝗡𝗢𝗨𝗡𝗖𝗘𝗠𝗘𝗡𝗧 — 𝟲𝟬𝟬 𝗠𝗘𝗠𝗕𝗘𝗥𝗦 🎉

Tap to view image

Jimco Wanaagsan Announcement - MR_TAYGA

📢 𝘼𝙉𝙉𝙊𝙐𝙉𝘾𝙀𝙈𝙀𝙉𝙏 — 𝙅𝙄𝙈𝘾𝙊 🕌

𝙅𝙞𝙢𝙘𝙤 𝙒𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙭𝙪𝙗𝙣𝙖𝙝𝙖 𝘿𝘾 𝙈𝙍.𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼𝙁𝘼𝙈𝙄𝙇𝙔. 🤍

🤲 𝙈𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙬𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 𝙤𝙤 𝙖𝙖𝙣 𝘼𝙡𝙡𝙚 𝙪𝙜𝙪 𝙗𝙖𝙧𝙮𝙚𝙮𝙣𝙤 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙈𝙪𝙨𝙡𝙞𝙢𝙞𝙞𝙣𝙩𝙖, 𝙜𝙖𝙖𝙧 𝙖𝙝𝙖𝙖𝙣 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙞𝙞 𝙣𝙖𝙜𝙖 𝙜𝙚𝙚𝙧𝙞𝙮𝙤𝙤𝙙𝙖𝙮.

🕊️ 𝘼𝙡𝙡𝙚 𝙝𝙖 𝙪 𝙣𝙖𝙭𝙖𝙧𝙞𝙞𝙨𝙩𝙤 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙞𝙣𝙩𝙞𝙞 𝙈𝙪𝙨𝙡𝙞𝙢𝙞𝙞𝙣 𝙖𝙝 𝙚𝙚 𝙜𝙚𝙚𝙧𝙞𝙮𝙤𝙤𝙩𝙖𝙮, 𝙦𝙖𝙗𝙧𝙞𝙜𝙖 𝙝𝙖 𝙪 𝙬𝙖𝙖𝙨𝙞𝙘𝙞𝙮𝙤, 𝙅𝙖𝙣𝙣𝙖𝙩𝙪𝙡 𝙁𝙞𝙧𝙙𝙤𝙬𝙨𝙖𝙣𝙖 𝙝𝙖 𝙠𝙖 𝙬𝙖𝙧𝙖𝙖𝙗𝙞𝙮𝙤.

📖 𝘼𝙮𝙣𝙪 𝙗𝙖𝙙𝙞𝙣𝙣𝙤 𝙙𝙪𝙘𝙖𝙙𝙖, 𝙨𝙖𝙡𝙖𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙘𝙖𝙢𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙬𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣𝙩𝙖𝙣 𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠𝙖𝙮𝙨𝙖𝙣.

🤲 𝘼𝙡𝙡𝙚 𝙝𝙖 𝙣𝙖𝙜𝙖 𝙖𝙦𝙗𝙖𝙡𝙤 𝙙𝙪𝙘𝙖𝙙𝙖𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙘𝙞𝙗𝙖𝙖𝙙𝙖𝙙𝙚𝙚𝙣𝙣𝙖.

💚 𝙅𝙄𝙈𝘾𝙊 𝙒𝘼𝙉𝘼𝘼𝙂𝙎𝘼𝙉 𝘿𝙃𝘼𝙈𝘼𝘼𝙉𝙏𝙄𝙄𝙉!

Tap to view image

MR_TAYGA Hits 500 Members Celebration

🎉 𝗕𝗜𝗚 𝗔𝗡𝗡𝗢𝗨𝗡𝗖𝗘𝗠𝗘𝗡𝗧 — 𝟱𝟬𝟬 𝗠𝗘𝗠𝗕𝗘𝗥𝗦 🎉

🏆🔥𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘 — 𝟓𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒🏆🔥

🎉 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈 𝐀𝐇 𝐔 𝐆𝐀𝐀𝐑𝐍𝐀𝐘 𝟓𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒💫

✨ 𝐔𝐆𝐔 𝐇𝐎𝐑𝐄𝐘𝐍 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐐𝐀𝐋𝐁𝐈 𝐅𝐔𝐑𝐀𝐍 𝐔𝐆𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃𝐂𝐄𝐋𝐈𝐍𝐀𝐘𝐍𝐀𝐀 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍 𝐀𝐒𝐗𝐀𝐀𝐁𝐓𝐀 𝐌𝐑.𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐁𝐔𝐋𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐌𝐈𝐃 𝐆𝐀𝐀𝐑𝐓𝐀 𝟓𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒💯

❤️ 𝐓𝐀𝐍𝐈 𝐌𝐀 𝐀𝐇𝐀 𝐓𝐈𝐑𝐎 𝐊𝐄𝐋𝐈𝐘𝐀, 𝐖𝐀𝐀 𝟓𝟎𝟎 𝐐𝐎𝐅 𝐎𝐎 𝐍𝐎𝐐𝐃𝐀𝐘 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐊𝐀 𝐌𝐈𝐃 𝐀𝐇 𝐐𝐎𝐘𝐒𝐊𝐀 𝐌𝐑 𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘👥️

📈 𝟏𝟎𝟎 ➜ 𝟐𝟎𝟎 ➜ 𝟑𝟎𝟎 ➜ 𝟒𝟎𝟎 ➜ 𝟓𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒🥳

✨𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃𝐒𝐀𝐍𝐈𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐈𝐈𝐍✨
👑 𝐒𝐓𝐀𝐅𝐅-𝐊𝐀 𝐃𝐀𝐃𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍
🎮 𝐆𝐀𝐌𝐄𝐑𝐒-𝐊𝐀 𝐅𝐈𝐑𝐅𝐈𝐑𝐂𝐎𝐎𝐍
🤝 𝐊𝐔𝐖𝐀 𝐂𝐀𝐒𝐔𝐔𝐌𝐀 𝐀𝐒𝐗𝐀𝐀𝐁𝐓𝐎𝐎𝐃𝐀

🎊 𝐀𝐘𝐍𝐔 𝐖𝐀𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐁𝐀𝐀𝐋𝐃𝐄𝐆𝐍𝐎 𝐆𝐔𝐔𝐒𝐇𝐀𝐍 𝐂𝐀𝐉𝐈𝐈𝐁𝐊𝐀 𝐀𝐇 🙌

🎯 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐅𝐊𝐀 𝐗𝐈𝐆𝐀:
➡️ 𝟲𝟬𝟬 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 🎯
➡️ 𝟴𝟬𝟬 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 🚀
➡️𝟭𝟬𝟬𝟬 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 👑

💙𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃𝐒𝐀𝐍𝐈𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐈𝐈𝐍❤️‍🔥
🎊 𝐌𝐀𝐑 𝐊𝐀𝐋𝐄: 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝟓𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 🎊
|| ||

🎉 𝗕𝗜𝗚 𝗔𝗡𝗡𝗢𝗨𝗡𝗖𝗘𝗠𝗘𝗡𝗧 — 𝟱𝟬𝟬 𝗠𝗘𝗠𝗕𝗘𝗥𝗦 🎉

MR_TAYGA Road to 500 Members: 24-Hour Goal

🚀 𝐑𝐎𝐀𝐃 𝐓𝐎 𝟓𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 🚀

🔥 HADDA WAXAAN MARAYNAA 490 MEMBERS! 🎯

⏰ HADAFKEENU WAA: 500 MEMBERS 24 SAAC GUDAHOOD

🚀 QOFKA UGU INVITE KA BADAN 24-KA SAAC EE SOO SOCDA WUXUU HELAYAA ROLES-KA @⚜️ 𝐋𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝 @🥷 𝐓𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐠

📩 U SHARE-GAREE ASXAABTAADA & SERVER-KA
🔥 WAXAA NOO DHIMAN OO KELIYA 10-MEMBERS🎯
🏆 490 ➜ 500 MEMBERS ⏰ GOAL: 24 HOURS!

❤️ MAHADSANIDIIN DHAMAANTIIN 💯
𝗠𝗥_𝗧𝗔𝗬𝗚𝗔
🚀 𝐑𝐎𝐀𝐃 𝐓𝐎 𝟓𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 🚀
|| ||

Fariin TAYGA Family 26 June Dhamaaan

🇸🇴✨ 𝐅𝐀𝐑𝐈𝐈𝐍 𝐊𝐀 𝐓𝐈𝐌𝐈𝐃 𝐒𝐄𝐑𝐕𝐄𝐑-𝐊𝐀 𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘 ✨🇸🇴

𝙰𝚗𝚗𝚊𝚐𝚊 𝚘𝚘 𝚔𝚞 𝚑𝚊𝚍𝚕𝚎𝚢𝚗𝚊 𝚊𝚏𝚔𝚊 𝚂𝚎𝚛𝚟𝚎𝚛-𝚔𝚊 𝚃𝙰𝚈𝙶𝙰𝙵𝙰𝙼𝙸𝙻𝚈, 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊𝚗 𝚑𝚊𝚖𝚋𝚊𝚕𝚢𝚘 𝚞 𝚍𝚒𝚛𝚎𝚢𝚗𝚊𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚖𝚖𝚊𝚊𝚗 𝚜𝚑𝚊𝚌𝚊𝚋𝚔𝚊 𝚂𝚘𝚘𝚖𝚊𝚊𝚕𝚒𝚢𝚎𝚎𝚍 𝚖𝚞𝚗𝚊𝚊𝚜𝚊𝚋𝚊𝚍𝚍𝚊 𝚚𝚒𝚒𝚖𝚊𝚑𝚊 𝚋𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚎𝚎 𝟸𝟼-𝚔𝚊 𝙹𝚞𝚞𝚗. 𝚆𝚊𝚡𝚊𝚊𝚗 𝚡𝚞𝚜𝚞𝚞𝚜𝚊𝚗𝚎𝚢𝚗𝚊𝚊 𝚑𝚊𝚕𝚢𝚎𝚎𝚢𝚊𝚍𝚒𝚒 𝚞 𝚜𝚘𝚘 𝚑𝚊𝚕𝚐𝚊𝚖𝚊𝚢 𝚡𝚘𝚛𝚛𝚒𝚢𝚊𝚍𝚍𝚊 𝚍𝚊𝚕𝚔𝚊, 𝙰𝚕𝚕𝚎 𝚑𝚊 𝚞 𝚗𝚊𝚡𝚊𝚛𝚒𝚒𝚜𝚝𝚘 𝚍𝚑𝚊𝚖𝚖𝚊𝚊𝚗𝚝𝚘𝚘𝚍. 🤲 🎉 𝙷𝚊𝚖𝚋𝚊𝚕𝚢𝚘 𝟸𝟼-𝚔𝚊 𝙹𝚞𝚞𝚗 𝚍𝚑𝚊𝚖𝚖𝚊𝚊𝚗 𝚞𝚖𝚖𝚊𝚍𝚍𝚊 𝚂𝚘𝚘𝚖𝚊𝚊𝚕𝚒𝚢𝚎𝚎𝚍 🇸🇴 — 𝚂𝚎𝚛𝚟𝚎𝚛-𝚔𝚊 𝚃𝙰𝚈𝙶𝙰 𝙵𝙰𝙼𝙸𝙻𝚈|| ||

Tap to view image

MR_TAYGA Active Community Hits 400 Members

🏆 𝐌𝐑 𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘 — 𝟒𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒! 🏆

🎉 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈 𝐀𝐇 𝐔 𝐆𝐀𝐀𝐑𝐍𝐀𝐘 𝟒𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒🎉

❤️ 𝐓𝐀𝐍𝐈 𝐌𝐀 𝐀𝐇𝐀 𝐓𝐈𝐑𝐎 𝐊𝐄𝐋𝐈𝐘𝐀, 𝐖𝐀𝐀 𝟒𝟎𝟎 𝐐𝐎𝐅 𝐎𝐎 𝐍𝐎𝐐𝐃𝐀𝐘 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐊𝐀 𝐌𝐈𝐃 𝐀𝐇 𝐐𝐎𝐘𝐒𝐊𝐀 𝐌𝐑 𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘.

🔥 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐆𝐀𝐀𝐑 𝐀𝐇 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐍 𝐗𝐔𝐁𝐍𝐀𝐇𝐀 𝐍𝐀𝐆𝐔 𝐓𝐀𝐀𝐆𝐄𝐄𝐑𝐀𝐘 𝐓𝐀𝐍 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐈𝐈 𝐔𝐆𝐔 𝐇𝐎𝐑𝐑𝐄𝐘𝐒𝐀𝐘, 𝐈𝐘𝐎 𝐊𝐔𝐖𝐀 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐄𝐄 𝐍𝐀𝐆𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐈𝐈𝐑𝐀𝐘.

📈 𝟏𝟎𝟎 ➜ 𝟐𝟎𝟎 ➜ 𝟑𝟎𝟎 ➜ 𝟒𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒

🚀 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈𝐈 𝐖𝐀𝐃𝐄𝐘𝐍𝐀𝐀 𝐊𝐎𝐑𝐈𝐓𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀, 𝐅𝐈𝐑𝐅𝐈𝐑𝐂𝐎𝐎𝐍𝐈𝐃𝐀, 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐒𝐈𝐃𝐃𝐀 𝐁𝐔𝐋𝐒𝐇𝐎 𝐀𝐃𝐀𝐆 𝐎𝐎 𝐌𝐈𝐃𝐄𝐘𝐒𝐀𝐍.

🎊 𝐀𝐘𝐍𝐔 𝐖𝐀𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐁𝐀𝐀𝐋𝐃𝐄𝐆𝐍𝐎 𝐆𝐔𝐔𝐒𝐇𝐀𝐍 𝐂𝐀𝐉𝐈𝐈𝐁𝐊𝐀 𝐀𝐇!
🎯 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐅𝐊𝐀 𝐗𝐈𝐆𝐀: 𝟓𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒

💙 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃𝐒𝐀𝐍𝐈𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐈𝐈𝐍.
𝐌𝐑 𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘 𝐖𝐀𝐀 𝐐𝐎𝐘𝐒, 𝐌𝐀 𝐀𝐇𝐀𝐍 𝐒𝐄𝐑𝐕𝐄𝐑 𝐊𝐄𝐋𝐈𝐘𝐀! 💙
|| @👤 𝐌𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫𝐬 ||

Tap to view image

Somali Pro Clubs Cup - Register Now

📢 𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐈𝐀𝐋 𝐀𝐍𝐍𝐎𝐔𝐍𝐂𝐄𝐌𝐄𝐍𝐓 – 𝐒𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈 𝐏𝐑𝐎 𝐂𝐋𝐔𝐁𝐒 𝐂𝐔𝐏 🇸🇴🏆

Asc dhammaan ciyaartoyda Soomaaliyeed ee Pro Clubs.

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno furitaanka Somali Pro Clubs Cup, tartan loogu talagalay kooxaha Soomaaliyeed ee doonaya inay ka qayb qaataan dhismaha iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed ee Pro Clubs.

Ujeeddada ugu weyn ee koobkan ma aha oo keliya in la qabto tartan, balse waa in la abuuro bulsho mideysan oo Soomaaliyeed, lana soo saaro kooxo iyo ciyaartoy tayo leh oo mustaqbalka matali kara Soomaaliya tartamada waaweyn ee heer caalami.

🎯 Himiladeenna

- In la mideeyo dhammaan kooxaha Soomaaliyeed ee ciyaara Pro Club.
- In la abuuro tartamo tayo leh oo joogto ah.
- In la kobciyo xirfadaha ciyaartoyda Soomaaliyeed.
- In la dhiso kooxo awood u leh inay Soomaaliya ku matalaan tartamada caalamiga ah.
- In magaca Soomaaliya uu ka dhex muuqdo bulshada Pro Clubs ee dunida.

📋 Shuruudaha Kooxaha

  • Koox kasta waa inay leedahay ugu yaraan 7 ciyaartoy oo firfircoon.

  • Koox kasta waa inay leedahay:

    • Labo shakhsi oo masuulo ah

    • Captain

    • Captain ku-xigeen
  • Captain-ka iyo Captain ku-xigeenka waa inay noqdaan xubno mas’uul ka ah kooxha ey matalaayan.

  • Koox walba waa inay si buuxda u ixtiraamtaa xeerarka iyo jadwalka tartanka.

📝 Diiwaangelinta Kooxaha

Kooxaha doonaya inay ka qayb galaan waa inay soo gudbiyaan:

- Magaca Kooxda
- Magaca Captain-ka
- Magaca Captain ku-xigeenka
- Liiska ciyaartoyda kooxda

🎮 Ciyaartoyda Aan Kooxda Lahayn

Haddii aadan koox lahayn:

- Waad is diiwaangelin kartaa.
- Waxaa lagu dari doonaa koox u baahan ciyaartoy.
- kaliya waa inad noqota qof ixtiraama kooxda markas ad ku biirto
- Ciyaaryahan kasta wuxuu heli doonaa fursad uu kaga qayb qaato koobka.

📢 Fariin Muhiim Ah

Bulshada Soomaaliyeed ee Pro Clubs waxay leedahay ciyaartoy badan oo tayo sare leh. Hadda waa waqtigii aan mideysan lahayn, aan abuuri lahayn tartamo rasmi ah, isla markaana aan soo saari lahayn kooxo Soomaaliyeed oo mustaqbalka ka qayb gala tartamada heer caalami.

🇸🇴 Ma qabaneyno koob keliya, waxaan dhiseynaa, mustaqbalka dhalinyarada ciyaarta Pro Clubs-ka.
muhiimadeenu waa inaan soo saarno dhalinyaro Gamers ah oo firfircoon adunkana wax la qeybsada.

mahad sanidin🫡

Join on Discord

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH 📢

🚨 STAFF APPLICATION OPEN 🚨

👋ASC DHAMAAN ASXAABTA TAYGA FAMILY👋

🔥Waxaan si sharaf iyo karaamo leh idiinku ogaysiinaynaa in Application staff-ka uu hadda furan yahay🏆

👉Haddii aad leedahay khibrad aqoon iyo masuuliyad staff tani waa fursaddaada ✨

📌Haddii aad u bahan tahay Soo codso oo ticket soo furo🎫

🎫・┫𝗧𝗜𝗖𝗛𝗘𝗧-𝗙𝗨𝗥𝗢

👉 Soo codso oo hadda ka mid noqo staff team🕵‍♂️

💎 Ha seegin fursaddan muhiimka ah💯

🚀 GOOD LUCK EVERYONE!💫

|| ||

🌙✨ 𝐄𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊 ✨🌙

🐑 𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐄𝐢𝐝 𝐚𝐥-𝐀𝐝𝐡𝐚 𝐭𝐨 𝐞𝐯𝐞𝐫𝐲𝐨𝐧𝐞! 🕋

🤲 𝐌𝐚𝐲 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐚𝐜𝐜𝐞𝐩𝐭 𝐨𝐮𝐫 𝐰𝐨𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩 𝐩𝐫𝐚𝐲𝐞𝐫𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐥𝐥 𝐨𝐮𝐫 𝐠𝐨𝐨𝐝 𝐝𝐞𝐞𝐝𝐬

✨ 𝐌𝐚𝐲 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐤𝐞 𝐭𝐡𝐢𝐬 𝐄𝐢𝐝 𝐨𝐧𝐞 𝐟𝐢𝐥𝐥𝐞𝐝 𝐰𝐢𝐭𝐡 𝐡𝐚𝐩𝐩𝐢𝐧𝐞𝐬𝐬 𝐩𝐞𝐚𝐜𝐞 𝐠𝐨𝐨𝐝 𝐡𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡 𝐚𝐧𝐝 𝐩𝐫𝐨𝐬𝐩𝐞𝐫𝐢𝐭𝐲

🕌 𝐓𝐚𝐪𝐚𝐛𝐛𝐚𝐥𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡𝐮 𝐌𝐢𝐧𝐧𝐚 𝐖𝐚 𝐌𝐢𝐧𝐤𝐮𝐦

Carafo Reminder — 9th Dul-Hijjah Fasting

🌙✨ Ogeysiis Muhiim ah ✨🌙

📢 Dhamaan walaalaha Muslimiinta ah waxaa la ogeysiinayaa in berri ay tahay maalinta barakeysan ee Carafo 🕋 — maalinta 9-aad ee bisha Dul-Xijjah.

🤍 Waxaa sunnah weyn ah in la soomo maalintan qof kasta oo aan xajka joogin, waxaana ku jira ajar iyo kheyr aad u badan.

✨ Soonka maalinta Carafo wuxuu sabab u yahay in Alle dambiyada dhaafo labo sano:
📌 Dambiyadii sanadkii tagay
📌 Iyo dambiyada sanadka soo socda

💎 Sidaas darteed aynu ka faa’iideysano maalintan qiimaha badan:
🤲 Ducada badiya
📖 Qur’aanka akhriya
🕋 Alle xusa
🙏 Istighfaarka badiya

🤲 Alle ha naga aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan dhammaanteen.
🎉 Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta! 🌙✨

Asc wllyal an ka faaideysano 10ka malin ee ugu fadliga badan maalmaha kana fadli badan soonka ee Dhul Hijjah (ذو الحجة) ee maalinta berito inoo bilaabmeysa
قال الله تعالى (وَالْفَجْرِ ۝ وَلَيَالٍ عَشْرٍ)
بارك الله فيكم
|| ||

📢 MRTAYGAFAMILY • JIMCO MUBARAK 🌙🤍
Asc dhammaan family-ga sharafta leh ee MRTAYGAFAMILY ❤️
Waxaan idiin rajeyneynaa Jimco kheyr badan oo barakeysan. 🤲
🕌 Maanta waa maalin weyn, fadlan: • Salaadda badiya
- Ducada is xasuusiya
- Suuratul Kahf akhriya 📖
- Qof walba ha ilaaliyo ixtiraamka family-ga 🤍
💬 Quote:
"Family dhab ah waa kuwa is garab istaaga mar walba."
Jimco wanaagsan dhammaan xubnaha MRTAYGAFAMILY 🌹

300 Members Milestone for 𝙈𝙍_𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼 Community

🎉🔥BIG-ANNOUNCEMENT🔥🎉

👋𝐃𝐇𝐀𝐌𝐀𝐍 𝐌𝐑_𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘𝐘 𝐌𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐍 𝐆𝐀𝐀𝐑𝐍𝐄𝐘 3𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒🎊

✨ 𝐔𝐆𝐔 𝐇𝐎𝐑𝐄𝐘𝐍 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐐𝐀𝐋𝐁𝐈 𝐅𝐔𝐑𝐀𝐍 𝐔𝐆𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃𝐂𝐄𝐋𝐈𝐍𝐀𝐘𝐍𝐀𝐀 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍 𝐀𝐒𝐗𝐀𝐀𝐁𝐓𝐀 𝐌𝐑.𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐁𝐔𝐋𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐌𝐈𝐃 𝐆𝐀𝐀𝐑𝐓𝐀 𝟑𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒💯

𝐀𝐃𝐈𝐍𝐊𝐀𝐀 𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐒𝐄𝐑𝐕𝐄𝐑-𝐊𝐀𝐍 𝐌𝐈𝐃 𝐍𝐎𝐎𝐋 𝐅𝐈𝐑𝐅𝐈𝐑𝐂𝐎𝐎𝐍 𝐎𝐎 𝐒𝐈𝐈 𝐊𝐎𝐑𝐀𝐀𝐘𝐀 🚀

✨𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃𝐒𝐀𝐍𝐈𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐈𝐈𝐍✨

👑 𝐒𝐓𝐀𝐅𝐅-𝐊𝐀 𝐃𝐀𝐃𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐃𝐀𝐍
🎮 𝐆𝐀𝐌𝐄𝐑𝐒-𝐊𝐀 𝐅𝐈𝐑𝐅𝐈𝐑𝐂𝐎𝐎𝐍
💬 𝐗𝐔𝐁𝐍𝐀𝐇𝐀 𝐂𝐇𝐀𝐓-𝐊𝐀 𝐍𝐎𝐎𝐋 𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘
🤝 𝐊𝐔𝐖𝐀 𝐂𝐀𝐒𝐔𝐔𝐌𝐀 𝐀𝐒𝐗𝐀𝐀𝐁𝐓𝐎𝐎𝐃𝐀

𝐇𝐀𝐃𝐀𝐅𝐊𝐄𝐄𝐍𝐀 𝐗𝐈𝐆𝐀 𝐖𝐀𝐀:
➡️ 𝟒𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 🎯
➡️ 𝟓𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 🚀
➡️ 𝟏𝟎𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒 👑
𝐒𝐄𝐑𝐕𝐄𝐑 𝐊𝐀 𝐌𝐈𝐃 𝐍𝐎𝐐𝐃𝐀 𝐊𝐔𝐖𝐀 𝐔𝐆𝐔 𝐅𝐈𝐑𝐅𝐈𝐑𝐂𝐎𝐎𝐍 𝐃𝐈𝐒𝐂𝐎𝐑𝐃 💎

🤍 𝐊𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃𝐀 𝐐𝐎𝐅 𝐖𝐀𝐋𝐁𝐀, 𝐊𝐔 𝐑𝐀𝐀𝐗𝐀𝐘𝐒𝐓𝐀 𝐒𝐄𝐑𝐕𝐄𝐑-𝐊𝐀,𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘 𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐐𝐀𝐀𝐓𝐀, 𝐋𝐀 𝐖𝐀𝐃𝐀𝐀𝐆𝐀 𝐀𝐒𝐗𝐀𝐀𝐁𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀, 𝐇𝐀𝐍𝐀 𝐈𝐋𝐎𝐎𝐁𝐈𝐍: 𝐂𝐎𝐌𝐌𝐔𝐍𝐈𝐓𝐘-𝐆𝐀𝐍 𝐀𝐃𝐈𝐆𝐀𝐀 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐊𝐀 𝐀𝐇! 💪🔥

🎊 𝐌𝐀𝐑 𝐊𝐀𝐋𝐄: 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝟑𝟎𝟎 𝐌𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑𝐒! 🎊
@👤 𝐌𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫𝐬

Tap to view image

|| ||

🌙✨ JIMCO MUBAARAK ✨🌙

🤍 Dhamaan walaalaha Muslimiinta ah, waxaan idiin rajaynaynaa Jimco barakeysan 🤲
🕌 Ilaahay ha inaga aqbalo ducada iyo camalka wanaagsan, hana ka dhigo maalin kheyr iyo barako leh 💫

📿 Ha illoobin:
🔹 Salaadda Jimcaha 🕌
🔹 Akhrinta Suuratul Kahf 📖
🔹 Salaanta Nabiga (NNKH) 🌹

🤲 Allaha na mideeyo, dambigeenna hana dhaafo 🤍

🌙✨ Jimco Mubaarak dhamaantiin! ✨🌙

𝙈𝙍_𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼 Leadership Elections Open

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH – MR TAYGA 📢

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in server-keena MR TAYGA uu bilaabayo nidaam maamul cusub!

👑 Waxaa jiri doona:

  • Madaxweyne maamula server-ka
  • Ra’iisul Wasaare ka caawiya maamulka

🎟️ Sidee loo tartamaa?

  • Qof kasta oo daneynaya xilka wuu furan karaa https://discord.com/channels/1452902351089438867/1452908522906976368
  • Waxaa lagaa qaadi doonaa interview

  • Kadib maxaa dhacaya?

  • Dadka ku guuleysta interview-ga (kuwa la doorto) waxaa la gelin doonaa doorasho shacab

  • Dhamaan xubnaha server-ka ayaa codeyn doona Discord-ka

🗳️ Qofka hela codadka ugu badan ayaa noqon doona hogaamiyaha!

📌 Ha lumin fursaddan – fur ticket oo muuji kartidaada!

🔥 Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

🌙 JUMCO MUBAARAK 🌙

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,

Dhamaan walaalaha Muslimiinta ah waxaan idin leenahay Jimco Mubaarak. Maanta waa maalin barakeysan, waa fursad qaali ah oo lagu kordhiyo cibaadada, ducada, iyo xuska Alle.

📿 Ha illoobin:

  • Inaad akhrido Suuratul Kahf
  • Inaad ku sallido Nabiga ﷺ
  • Inaad samayso duco badan, gaar ahaan saacadda la aqbalo

🤲 Ilaahay ha inaga aqbalo camalkeena wanaagsan, hana inaga yeelo kuwii ku guuleysta kheyrka adduun iyo aakhiro.

Jimco wanaagsan dhammaan!

Jimco Mubaarak - Friday Blessings for Community

🌙✨ JIMCO MUBAARAK DHAMMAANTIIN ✨🌙

🤍 Jimco Mubaarak dhammaan Ummadda Muslimka ah
🤲 Ilaahay ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada maalintan barakeysan

🌸 Ilaahay ha naga yeelo kuwa kheyrka ku hormara
💡 Qalbiyadeennana ha iftiimiyo naxariistiisa
🕊️ Dambiyadeennana ha dhaafo

🌙 Maanta waa maalin barakeysan — Jimco

Aan badino:
🤍 Xuska Alle
🌹 Salaadda Nabigeenna Muxamed (SCW)
🤲 Ducada iyo is-cafinta
❤️ Wanaagga iyo is-naxariisashada

✨ Ilaahay ha inagu kulmiyo kheyr, nabad iyo barwaaqo
🌙 Jimco Wanaagsan Dhammaantiin ✨

❤️

Tap to view image

Ciid Mubarik — 𝙈𝙍_𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼 Celebration

🎉🌙✨

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🌙✨ 𝐂𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐈𝐊 ✨🌙
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

🤍 Dhamaan xubnaha sharafta leh ee
👑 MR_TAYGAFAMILY COMMUNITY 👑

Waxaan si kal iyo laab ah idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitr / Ciidul Adxa 🎊

🤲 Ilaahay ha inaga aqbalo:
- Soonkii 🕌
- Salaaddii 🤍
- Ducadii 🙏
- Iyo dhammaan camalka wanaagsan 💫

💖 Waxaan rajeyneynaa in sanadkan:
- Aad heshaan farxad joogto ah 😊
- Caafimaad iyo cimri dheer 💪
- Nabad iyo barwaaqo 🌿
- Guul iyo horumar nolosha ah 📈

🎊 Maalintaan qiimaha badan:
👨‍👩‍👧‍👦 La qaata qoyskaaga
🤝 La wadaag asxaabtaada
💞 Is cafiya oo qalbiga nadiifiya
🎁 Farxad iyo jacayl ku faafi meel kasta

🌟 Xasuusin:
Server-keena wuxuu mar walba u taagan yahay
🤝 midnimo
💬 ixtiraam
🔥 iyo horumar joogto ah

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🎉🌙 CIID WANAAGSAN DHAMAANTIIN 🌙🎉
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

💎 MR_TAYGAFAMILY STAFF TEAM 💎
🚀 Always Together • Always Strong

Eid Mubarak from 𝙈𝙍_𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼 Community

Eid Mubarak Mr Tayga Family 🌙✨
Maanta waa maalin weyn oo farxad iyo reyn-reyn leh, waana fursad qaali ah oo aan isku xasuusanno jacaylka, midnimada iyo ixtiraamka ina mideeya. Waxaan qalbi furan idiin leeyahay Eid Mubarak, anigoo idiin rajaynaya in Ciiddaan ay noqoto mid idin soo gaarsiisa farxad, barwaaqo iyo nolol wanaagsan.
Ilaahay ha idinka aqbalo dhammaan cibaadadii aad soo gudateen bisha barakeysan ee Ramadaan, hana idiin baddalo dambigiina kheyr, samirkiina ajar, ducooyinkiina aqbal. Waxaan rajaynayaa in sanadkan iyo kuwa xiga aad ku gaartaan guulo waaweyn, caafimaad buuxa iyo horumar joogto ah.
Mr Tayga Family waa qoys isku duuban oo leh jacayl, ixtiraam iyo wadajir, taas oo ka dhigeysa mid gaar ah oo lagu daydo. Waxaan rajaynayaa in farxadda Ciidda ay si siman idiin wada gaarto dhammaantiin, meel kasta oo aad joogtaan.
Ha ahaato Ciiddaan mid aad ku xasuusataan kuwii aad jeceshihiin, aad ku faraxdaan, kuna wada qaadataan waqti qiimo leh. Ilaahay ha idin siiyo nolol deggan, qalbi faraxsan iyo mustaqbal ifaya.
Mar kale iyo mar kale, Eid Mubarak Mr Tayga Family <@​&1455690733720834259>

Tap to view image

Sucuudiga ayaa sheegay imaan la arag bisha Soon-fur, sida darteen berri waxa la dhameystirayaa bisha Soon-qaad,

𝙈𝙍_𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼 Reaches 200 Members!

**🎉✨ BIG ANNOUNCEMENT – 200 MEMBERS! ✨ 🎉

  🔥 GUUL TAARIIKHI AH! 🔥

Waxaan si farxad iyo sharaf leh ugu dhawaaqaynaa in server-keena TAYGA FAMILY uu si rasmi ah u gaadhay 🎊🚀 200 MEMBERS 🚀🎊

✨ Tani ma aha tiro kaliya, waa bulsho isku xiran, waa qoys gamers ah, waa community wada jir ah oo ay ka buuxaan:
💬 Wada sheekeysi & is dhexgal
😂 Baashaal & qosol
🤝 Midnimo & ixtiraam
🌍 Gaming • Events • Giveaways

🙏✨ MAHADSANIDIIN DHAMAANTIIN ✨🙏
Guushan ma suurtogaleen la’aantiin ❤️
👑 ┃Staff-ka dadaalka badan
🎮 ┃Gamers-ka firfircoon
💬 ┃Xubnaha chat-ka ka dhigaya server-ka mid nool
🤝┃Iyo kuwa soo casuuma asxaabtooda

🌍 MAXAA NAGA SUGAYA MUSTAQBALKA?
🎮┃Gaming Events & ciyaaro wadajir ah
🎁┃Giveaways iyo hadiyado gaar ah
🏆┃Roles cusub & rewards
⚔️┃Tartamo & challenges xiiso leh
🌟┃Community sii weynaanaysa

🎯┃ Hadafkeena xiga:
🚀┃300 Members
🔥┃ 500 Members
👑┃ 1000 Members

🤍 Ku soo dhowaada qof walba, ku raaxaysta server-ka,TAYGA FAMILY ka qayb qaata, la wadaaga asxaabtaada, hana iloobin:
Community-gan adigaa qayb ka ah! 💪🔥

🎊 MAR KALE: HAMBALYO 200 MEMBERS! 🎊**
|| ||

Join #TYGA Guild Tag Live on MR_TAYGA

╔══════════════════════╗
:taygafamily: 📢 OGAYSIIS MUHIIM AH 📢:taygafamily:
╚══════════════════════╝

👋 Asc dhammaan xubnaha sharafta leh ee tayga family:Minecraft_Heart:

📢 Waxaan idin ogeysiinaynaa in hadda si rasmi ah uu u shaqeynayo SERVER TAG ➤ #TYGA :emoji_77:

🔥 Haddii aad rabto inaad isticmaasho Guild Tag #TYGA
⚡ Fadlan degdeg u qaado inta aan lagaa hormarin!

💎 Noqo qayb ka mid ah TAYGA FAMILY:taygafamily:
🚀 Mahadsanidiin taageeradiina!
<@​&1455690733720834259>
Join on Discord