𝙍𝙊𝙇𝙀𝙓 𝙁𝘼𝙈𝙄𝙇𝙔
𝙍𝙊𝙇𝙀𝙓 𝙁𝘼𝙈𝙄𝙇𝙔 Discord server icon

𝙍𝙊𝙇𝙀𝙓 𝙁𝘼𝙈𝙄𝙇𝙔

𝙍𝙊𝙇𝙀𝙓 𝙁𝘼𝙈𝙄𝙇𝙔 Updates & Events

Server Updates & Events

Upcoming Events

Announcements

🌙✨ Ciid Mubaarak dhammaan Muslimiinta caalamka! ✨🌙

Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, ducadii iyo camalkii wanaagsanaa. 🤍🕌
Ciiddaan barakaysan ha idiin keento farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo adiga iyo qoyskiinnaba. 🌸

💫 Ciid Wanaagsan!
“Taqabbalallaahu minna wa minkum” 💫