Jimco Mubaarak - Friday Blessings for Community
Summary
In ๐๐_๐๐ผ๐๐๐ผ this announcement celebrates Jimco Mubaarak, urging members to increase zikr, recite salawat, offer dua and seek forgiveness on this blessed Friday. It calls for unity, mercy and goodwill, reminding the community to pray for peace, prosperity and one another. Jimco Wanaagsan to all.
๐โจ JIMCO MUBAARAK DHAMMAANTIIN โจ๐
๐ค Jimco Mubaarak dhammaan Ummadda Muslimka ah
๐คฒ Ilaahay ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada maalintan barakeysan
๐ธ Ilaahay ha naga yeelo kuwa kheyrka ku hormara
๐ก Qalbiyadeennana ha iftiimiyo naxariistiisa
๐๏ธ Dambiyadeennana ha dhaafo
๐ Maanta waa maalin barakeysan โ Jimco
Aan badino:
๐ค Xuska Alle
๐น Salaadda Nabigeenna Muxamed (SCW)
๐คฒ Ducada iyo is-cafinta
โค๏ธ Wanaagga iyo is-naxariisashada
โจ Ilaahay ha inagu kulmiyo kheyr, nabad iyo barwaaqo
๐ Jimco Wanaagsan Dhammaantiin โจ
โค๏ธ
Discord sent us an expired image link.