𝗠𝗥 𝗧𝗔𝗬𝗚𝗔
𝗠𝗥 𝗧𝗔𝗬𝗚𝗔 server banner

𝗠𝗥 𝗧𝗔𝗬𝗚𝗔 Updates & Events

Server Updates & Events

Announcements

𝙈𝙍_𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼 Reaches 200 Members!

**🎉✨ BIG ANNOUNCEMENT – 200 MEMBERS! ✨ 🎉

  🔥 GUUL TAARIIKHI AH! 🔥

Waxaan si farxad iyo sharaf leh ugu dhawaaqaynaa in server-keena TAYGA FAMILY uu si rasmi ah u gaadhay 🎊🚀 200 MEMBERS 🚀🎊

✨ Tani ma aha tiro kaliya, waa bulsho isku xiran, waa qoys gamers ah, waa community wada jir ah oo ay ka buuxaan:
💬 Wada sheekeysi & is dhexgal
😂 Baashaal & qosol
🤝 Midnimo & ixtiraam
🌍 Gaming • Events • Giveaways

🙏✨ MAHADSANIDIIN DHAMAANTIIN ✨🙏
Guushan ma suurtogaleen la’aantiin ❤️
👑 ┃Staff-ka dadaalka badan
🎮 ┃Gamers-ka firfircoon
💬 ┃Xubnaha chat-ka ka dhigaya server-ka mid nool
🤝┃Iyo kuwa soo casuuma asxaabtooda

🌍 MAXAA NAGA SUGAYA MUSTAQBALKA?
🎮┃Gaming Events & ciyaaro wadajir ah
🎁┃Giveaways iyo hadiyado gaar ah
🏆┃Roles cusub & rewards
⚔️┃Tartamo & challenges xiiso leh
🌟┃Community sii weynaanaysa

🎯┃ Hadafkeena xiga:
🚀┃300 Members
🔥┃ 500 Members
👑┃ 1000 Members

🤍 Ku soo dhowaada qof walba, ku raaxaysta server-ka,TAYGA FAMILY ka qayb qaata, la wadaaga asxaabtaada, hana iloobin:
Community-gan adigaa qayb ka ah! 💪🔥

🎊 MAR KALE: HAMBALYO 200 MEMBERS! 🎊**
|| ||

Join #TYGA Guild Tag Live on MR_TAYGA

╔══════════════════════╗
:taygafamily: 📢 OGAYSIIS MUHIIM AH 📢:taygafamily:
╚══════════════════════╝

👋 Asc dhammaan xubnaha sharafta leh ee tayga family:Minecraft_Heart:

📢 Waxaan idin ogeysiinaynaa in hadda si rasmi ah uu u shaqeynayo SERVER TAG ➤ #TYGA :emoji_77:

🔥 Haddii aad rabto inaad isticmaasho Guild Tag #TYGA
⚡ Fadlan degdeg u qaado inta aan lagaa hormarin!

💎 Noqo qayb ka mid ah TAYGA FAMILY:taygafamily:
🚀 Mahadsanidiin taageeradiina!
<@​&1455690733720834259>
Join on Discord

📢✨ ANNOUNCEMENT – MRTAYGA FAMILY ✨📢

🤲 Asxaabta qaaliga ah ee MRTAYGA FAMILY ❤️
Waxaan idinla wadaageynaa in walaalkeena MR.TAYGA uu xanuunsanayo 😔🩺

🙏 Fadlan dhammaantiin u duceeya walaalkeena MR.TAYGA si Ilaahay caafimaad degdeg ah u siiyo 🤍🕊️

🕋 Ducada:
“🤲 Allaah ha siiyo caafimaad degdeg ah 🩺
🤍 hana ka qaado xanuunka 🤲”

❤️ Mahadsanidiin dhammaan ducadiina iyo taageeradiina.

🌟 — MRTAYGA FAMILY 🌟

Moderator Applications Open at MR_TAYGA

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH 📢

Asc dhammaan xubnaha sharafta leh ee tayga family 🤍

Waxaan si sharaf iyo karaamo leh idiinku ogaysiinaynaa in Application-ka Moderator-ka uu hadda furan yahay

Haddii aad leedahay aqoon karti iyo masuuliyad Moderatornimo tani waa fursaddaada ✨

👉 Soo codso hadda oo ka mid noqo kooxda maamulka

👉 Ha seegin fursaddan muhiimka ah

Mahadsanidiin dhammaan 💙
https://docs.google.com/forms/d/1aa8L3WmvuVzkJHw5ylxBC9gTvt60oEkURQSjtjs-Cb4/viewform

📝application moderator


Fadlan buuxi si sax ah oo xushmad leh.
Codsigaaga waxaa dib u eegi doona Staff-ka Sare Haddii aad ku guuleysato, waxaa laguugu yeeri doonaa Interview

Moderator Applications Open at MR_TAYGA

رمــــضـــان مـــــبــارك 🌙❤️

اللهم أهله علينا بالأمن والإيمان
والسلامة والإسلام
والعون على الصَّلاةِ وصَّيام وتِلاوةِ الْقُرْانِ
@👤 𝐌𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫𝐬

🌙🕌 𝙍𝘼𝙈𝘼𝘿𝘼𝘼𝙉 𝙈𝙐𝘽𝘼𝘼𝙍𝘼𝙆 🕌🌙

𝙒𝙖𝙭𝙖𝙖𝙣 𝙞𝙙𝙞𝙞𝙣 𝙧𝙖𝙟𝙖𝙮𝙣𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙍𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙖𝙣 𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠𝙖𝙮𝙨𝙖𝙣
𝙄𝙡𝙖𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙝𝙖 𝙞𝙣𝙖𝙜𝙖 𝙖𝙦𝙗𝙖𝙡𝙤 𝙘𝙞𝙗𝙖𝙖𝙙𝙖𝙙𝙚𝙚𝙣𝙣𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙘𝙖𝙢𝙖𝙡𝙠𝙚𝙚𝙣𝙣𝙖 𝙨𝙪𝙪𝙗𝙗𝙖𝙣 🤲
𝙌𝙖𝙡𝙗𝙞𝙮𝙖𝙙𝙞𝙞𝙣𝙣𝙖 𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙢𝙖𝙣𝙣𝙚𝙚𝙨𝙩𝙤 𝙞𝙞𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙨𝙪𝙜𝙖𝙣 𝙭𝙖𝙨𝙞𝙡𝙤𝙤𝙣𝙞 𝙞𝙮𝙤 𝙛𝙖𝙧𝙭𝙖𝙙 𝙬𝙖𝙖𝙧𝙩𝙖
𝙉𝙖𝙗𝙖𝙙 𝙞𝙮𝙤 𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠𝙤 𝙝𝙖 𝙞𝙙𝙞𝙣𝙡𝙖 𝙖𝙝𝙖𝙖𝙩𝙤 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙢𝙖𝙝𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙨𝙤𝙘𝙙𝙖

✨ 𝙍𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙖𝙣 𝙆𝙖𝙧𝙞𝙞𝙢 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙞𝙞𝙣 ✨

📢 🔔 UPDATE CUSUB OO SERVER-KA AH

Asc dhammaan 👋

Waxaan idiin ogeysiinayaa in server-ka lagu sameeyay update cusub 🔥

Hadda waxaad ka geli kartaan BROWSER KA kore

📌 Halkaas waxaad ka dooran kartaa roles-ka aad rabto

  • Sidoo kale waxaad sax (tick) ku saari kartaa channels / qololka aad rabto inay kuu muuqdaan
    Fadlan isticmaal nidaamka cusub si sax ah oo nidaamsan 🤝

Haddii aad wax fahmi weydo:
🎫 Tag #🎫・┫𝗧𝗜𝗖𝗛𝗘𝗧-𝗙𝗨𝗥𝗢 oo ticket ka furo

Ama soo gal call si laguugu caawiyo

🎫・┫𝗪𝗔𝗜𝗧𝗧𝗜𝗡𝗚

Mahadsanidiin dhammaantiin

🌙 ✦ 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐍 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇 ✦ 🌙

𝐀𝐬𝐜 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐞𝐫𝐯𝐞𝐫-𝐤𝐚 𝐓𝐀𝐘𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐨𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐲 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐒𝐢𝐝𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐭𝐞𝐞𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐚𝐧𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚

🕌 𝐈𝐧 𝐥𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚

🤝 𝐈𝐧 𝐥𝐚 𝐦𝐮𝐮𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐤𝐡𝐥𝐚𝐚𝐪 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

🚫 𝐈𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐟𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐢𝐛 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧

💬 𝐈𝐧 𝐬𝐞𝐫𝐯𝐞𝐫-𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐨 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐞𝐝𝐞𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠 𝐤𝐚 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐝𝐨

𝐀𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐧𝐨 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐢 𝐜𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐢𝐬-𝐢𝐱𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐦 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐢𝐝𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐥𝐞𝐡 🤍

🌙 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐢𝐢𝐦 🌙

15-ka Shacbaan Habeenka Ducada iyo Cafiska

Caawa waa 15-ka Shacbaan — waa habeen aad iyo aad u qiimo badan. Waxaa laga wariyay Rasuulka (ﷺ) inuu yiri:

“Habeenkan, laga bilaabo qorrax-dhaca ilaa waagu ka baryo, Alle wuxuu addoomadiisa leeyahay:
Ma jirtaa cid dambi-dhaaf i waydiisanaysa oo aan u dambi-dhaafo?
Ma jiraa mid iga doonaya risiq oo aan irsaaqo?
Ma jiraa qof dhibban oo aan dhibka ka dulqaado?”

Sidaa darteed, caawa dikriga badi, Alle si gaar ahna u waydii:
– dambi-dhaaf,
– inuu dhibka kaa dulqaado,
– iyo inuu ku siiyo irsaaqad waasac ah.

Xasuusnowna inaad cafiso qof kasta.
Alle ha ina ka yeelo kuwii loo dambi-dhaafo caawa. Aamiin 🤲

New Official Roles VIP LEGEND EXCLUSIVE

**🌟🎉 ASALAAMU CALAYKUM XUBNAHA SHARAFTA LEH! TAYGA FAMILY 🎉🌟

📢OGEYSIIS RASMI AH – ROLES-KA SERVER-KA 📢

Waxaan si farxad leh idiin ku soo bandhigaynaa roles-ka rasmiga ah ee server-ka:

💎 VIP – Role gaar ah oo ka turjumaya taageeradaada iyo firfircoonidaada
🔥 LEGEND – Role loogu talagalay xubnaha heer sare leh ee ka qayb qaata dhisidda community-ga
👑 EXCLUSIVE – Role khaas ah oo leh privileges iyo xuquuq gaar ah

🎯 Shuruudaha lagu helo roles-kan:

🤝 Akhlaaq wanaagsan & ixtiraam joogto ah
📜 Raacista xeerarka iyo nidaamka server-ka
📢 Ka qayb qaadashada kor u qaadista server-ka & faafinta farriimaha
🎮 Firfircoonida iyo ka qaybgalka events-ka server-ka

✨ Faa’iidooyinka Roles-ka:

💎 Xuquuq gaar ah oo ku xiran heerka role-ka
🎁 Fursado gaar ah, giveaways & surprises
🔥 Xubno ka mid ah kuwa la jecel yahay ee server-ka

🎮 Ka qaybgalka events & tournaments khaas ah
📢 Taageero joogto ah oo ka timaadda staff & management-ka

🎊 Mahadsanidiin dhammaantiin!

🌟 Wada-shaqeyntiinna, ixtiraamkiinna, iyo firfircoonidiinna ayaa ka dhigaya server-kan mid xoogan, firfircoon & bulsho ahaan mid wadajir ah!**

𝙈𝙍_𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼 Reaches 100 Members Celebration

**🎉🎉 BIG ANNOUNCEMENT – 100 MEMBERS REACHED! 🎉🎉

🔥 GUUL TAARIIKHI AH! 🔥
Waxaan si farxad iyo sharaf leh ugu dhawaaqaynaa in server-keena TAYGA FAMILY uu si rasmi ah u gaadhay 100 MEMBERS! 💯🥳

✨ Tani ma aha tiro kaliya, waa bulsho isku xiran, waa qoys gamers ah, waa community wada jir ah oo ay ka buuxaan:
🎮 Gaming
💬 Is dhexgal & sheeko
🤝 Is ixtiraam & wada shaqayn
😂 Qosol, baashaal & madadaalo
🙏 MAHADSANIDIIN DHAMAANTIIN

Adinkaa ka dhigay server-kan mid nool, firfircoon, oo sii koraya 🚀

🌍 MAXAA NAGA SUGAYA MUSTAQBALKA?
🔹 Events Gaming 🎮
🔹 Giveaways 🎁
🔹 Roles & rewards cusub 🏆
🔹 Tartamo & challenges 🔥
🔹 Community sii weynaanaysa 🌟
💥 TANI WAA BILOW KALIYA!

Hadafkeenu waa:
➡️ 200 Members 🎯
➡️ 500 Members 🚀
➡️ Server ka mid noqda kuwa ugu firfircoon Discord 💎

🤍 Ku soo dhowaada qof walba, ku raaxaysta server-ka,TAYGA FAMILY ka qayb qaata, la wadaaga asxaabtaada, hana iloobin:
Community-gan adigaa qayb ka ah! 💪🔥

🎊 MAR KALE: HAMBALYO 100 MEMBERS! 🎊**
|| ||

🎊 HAMBALYO | TAYGA FAMILY — 60 MEMBERS 🎊
🙌 Alhamdulillah — maanta TAYGA FAMILY wuxuu gaaray 60 members! 🎉🔥
Tani waxay ka timid:
✨🤝 wadajir
💬⚡ ka-qaybgal
❤️🤗 is-ixtiraam
Mahadsanidiin dhammaan xubnaha 🙏💖
Ku sii faafi server-ka 📢🌍 — aan sii kobcino TAYGA FAMILY! 🚀🌟

Join 𝙈𝙍_𝙏𝘼𝙔𝙂𝘼 Tayga Family Games & Community

🎉✨🚀 KU SOO DHOWOW TAYGA FAMILY! 🚀✨🎉

Soo dhowow walaal! 💙🤝
Waxaad timid meel ay ka buuxaan farxad, game, qosol & saaxiibtinimo 🎮😄🌟

Halkan Tayga Family waa:
💙 Meel qof walba lagu soo dhoweeyo
🎮 Meel lagu ciyaaro, lagu barto & la isku caawiyo
✨ Meel lagu dhiso bulsho wanaagsan — wadajir & respect!

🤩 Maxaad halkan ka heli doontaa?

🎉 Fun & entertainment joogto ah
🎮 Mini-games, events & challenges xiiso leh
🏆 Abaalmarinno loogu talagalay kuwa active-ka ah
🤝 Saaxiibo cusub & sheeko wanaagsan
✨ JawI nadiif ah — drama la’aan!

👣 Haddii aad tahay member cusub:
👋 Isku soo bandhig — aan ku baranno!
📜 Eeg rules-ka si jawigu u ahaado mid fiican
🎮 Ku biir game-yada & voice chat
🚀 Noqo mid firfircoon — guulo & rewards ayaa kuu diyaarsan!

💫 Xusuusin muhiim ah:

🙏 Xushmad & kalgacal
😄 Qosol & positivity
🤝 Is taageer — qof walba qiimo wuu leeyahay

🌟 “Bulsho wadajir ah — mar walba way horumarisaa.” 🌟

🎉🌍 Ku soo dhawoow Tayga Family — guriga fun-ka & saaxiibtinimada! 🌍🎉
Waan ku faraxsanahay inaad nala joogto! 💙🚀