Jimco Mubaarak: Friday Blessings at MR TAYGA
Summary
𝗠𝗥 𝗧𝗔𝗬𝗚𝗔 shares a Jimco Mubaarak message with its community, encouraging Friday prayer, remembrance of Allah, dua, blessings upon Prophet Muhammad ﷺ, and recitation of Surah Al-Kahf. The announcement also offers prayers for forgiveness and mercy for deceased Muslims, reinforcing faith, respect, and community unity.
🌙✨ 𝐀𝐍𝐍𝐎𝐔𝐍𝐂𝐄𝐌𝐄𝐍𝐓 — 𝐉𝐈𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊 ✨🌙
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🕌 ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUH 🤍
🤲 Dhamaan xubnaha sharafta leh ee DC MR.TAYGAFAMILY, waxaan idiin rajaynaynaa JIMCO MUBAARAK. 🌹
📖 Ha illoobin maanta:
🕌 Salaadda Jimcaha.
📿 Xuska Alle iyo ducada.
🌹 Ku salliga Nabigeenna Muxammad ﷺ.
📖 Akhrinta Suuratul Kahf.
🤲 Ducadeenna:
Ilaahay ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada, dambigeennana ha inoo dhaafo. Ilaahay ha u naxariisto intii Muslimiin ah ee geeriyootay, qabrigana ha u waasiciyo, Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo. Aamiin. 🤲❤️
💚 𝐉𝐈𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐈𝐈𝐍! 🌙✨
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
👑 DC MR.TAYGAFAMILY
🤍 Wadajir • Ixtiraam • Walaaltinimo 🇸🇴
Discord sent us an expired image link.