15-ka Shacbaan Habeenka Ducada iyo Cafiska

Summary

In ๐™ˆ๐™_๐™๐˜ผ๐™”๐™‚๐˜ผ this announcement marks 15-ka Shacbaan, a night highlighted by a hadith encouraging dua from sunset to dawn. Members are urged to ask Allah for forgiveness, relief from hardship, and abundant rizq and to forgive others. The message calls the community to increase zikr and prayers tonight.

Caawa waa 15-ka Shacbaan โ€” waa habeen aad iyo aad u qiimo badan. Waxaa laga wariyay Rasuulka (๏ทบ) inuu yiri:

โ€œHabeenkan, laga bilaabo qorrax-dhaca ilaa waagu ka baryo, Alle wuxuu addoomadiisa leeyahay:
Ma jirtaa cid dambi-dhaaf i waydiisanaysa oo aan u dambi-dhaafo?
Ma jiraa mid iga doonaya risiq oo aan irsaaqo?
Ma jiraa qof dhibban oo aan dhibka ka dulqaado?โ€

Sidaa darteed, caawa dikriga badi, Alle si gaar ahna u waydii:
โ€“ dambi-dhaaf,
โ€“ inuu dhibka kaa dulqaado,
โ€“ iyo inuu ku siiyo irsaaqad waasac ah.

Xasuusnowna inaad cafiso qof kasta.
Alle ha ina ka yeelo kuwii loo dambi-dhaafo caawa. Aamiin ๐Ÿคฒ

The latest from ๐— ๐—ฅ_๐—ง๐—”๐—ฌ๐—š๐—”

Somali Pro Clubs Cup - Register Now

๐Ÿ“ข ๐Ž๐…๐…๐ˆ๐‚๐ˆ๐€๐‹ ๐€๐๐๐Ž๐”๐๐‚๐„๐Œ๐„๐๐“ โ€“ ๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ ๐๐‘๐Ž ๐‚๐‹๐”๐๐’ ๐‚๐”๐ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ† Asc dhammaan ciyaartoyda Soomaaliyeed ee Pro Clubs. Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno furitaanka Somali Pro โ€ฆ

Carafo Reminder โ€” 9th Dul-Hijjah Fasting

๐ŸŒ™โœจ Ogeysiis Muhiim ah โœจ๐ŸŒ™ ๐Ÿ“ข Dhamaan walaalaha Muslimiinta ah waxaa la ogeysiinayaa in berri ay tahay maalinta barakeysan ee Carafo ๐Ÿ•‹ โ€” maalinta 9-aad โ€ฆ

300 Members Milestone for ๐™ˆ๐™_๐™๐˜ผ๐™”๐™‚๐˜ผ Community

# ๐ŸŽ‰๐Ÿ”ฅ๏ผข๏ผฉ๏ผง-๏ผก๏ผฎ๏ผฎ๏ผฏ๏ผต๏ผฎ๏ผฃ๏ผฅ๏ผญ๏ผฅ๏ผฎ๏ผด๐Ÿ”ฅ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‘‹๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐€๐ ๐Œ๐‘_๐“๐€๐˜๐†๐€ ๐…๐€๐Œ๐ˆ๐‹๐˜๐˜ ๐Œ๐€๐๐“๐€ ๐–๐€๐—๐€๐ ๐†๐€๐€๐‘๐๐„๐˜ 3๐ŸŽ๐ŸŽ ๐Œ๐„๐Œ๐๐„๐‘๐’๐ŸŽŠ โœจ ๐”๐†๐” ๐‡๐Ž๐‘๐„๐˜๐ ๐–๐€๐—๐€๐€๐ ๐’๐ˆ ๐๐€๐‹๐๐ˆ ๐…๐”๐‘๐€๐ ๐”๐†๐€ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ๐‚๐„๐‹๐ˆ๐๐€๐˜๐๐€๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐€๐€๐ ๐€๐’๐—๐€๐€๐๐“๐€ ๐Œ๐‘.๐“๐€๐˜๐†๐€ ๐„๐„ ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐ˆ๐†๐€๐˜ โ€ฆ

Jimco Mubaarak - Friday Blessings for Community

๐ŸŒ™โœจ JIMCO MUBAARAK DHAMMAANTIIN โœจ๐ŸŒ™ ๐Ÿค Jimco Mubaarak dhammaan Ummadda Muslimka ah ๐Ÿคฒ Ilaahay ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada maalintan barakeysan ๐ŸŒธ Ilaahay ha โ€ฆ