New Official Roles VIP LEGEND EXCLUSIVE
Summary
๐๐_๐๐ผ๐๐๐ผ announces new official roles VIP, LEGEND, and EXCLUSIVE with eligibility requirements like good conduct, rule compliance, promotion, and event participation. The announcement details perks such as special privileges, giveaways, surprises, and access to exclusive tournaments. This update aims to boost engagement and strengthen the community.
**๐๐ ASALAAMU CALAYKUM XUBNAHA SHARAFTA LEH! TAYGA FAMILY ๐๐
๐ขOGEYSIIS RASMI AH โ ROLES-KA SERVER-KA ๐ข
Waxaan si farxad leh idiin ku soo bandhigaynaa roles-ka rasmiga ah ee server-ka:
๐ VIP โ Role gaar ah oo ka turjumaya taageeradaada iyo firfircoonidaada
๐ฅ LEGEND โ Role loogu talagalay xubnaha heer sare leh ee ka qayb qaata dhisidda community-ga
๐ EXCLUSIVE โ Role khaas ah oo leh privileges iyo xuquuq gaar ah
๐ฏ Shuruudaha lagu helo roles-kan:
๐ค Akhlaaq wanaagsan & ixtiraam joogto ah
๐ Raacista xeerarka iyo nidaamka server-ka
๐ข Ka qayb qaadashada kor u qaadista server-ka & faafinta farriimaha
๐ฎ Firfircoonida iyo ka qaybgalka events-ka server-ka
โจ Faaโiidooyinka Roles-ka:
๐ Xuquuq gaar ah oo ku xiran heerka role-ka
๐ Fursado gaar ah, giveaways & surprises
๐ฅ Xubno ka mid ah kuwa la jecel yahay ee server-ka
๐ฎ Ka qaybgalka events & tournaments khaas ah
๐ข Taageero joogto ah oo ka timaadda staff & management-ka
๐ Mahadsanidiin dhammaantiin!
๐ Wada-shaqeyntiinna, ixtiraamkiinna, iyo firfircoonidiinna ayaa ka dhigaya server-kan mid xoogan, firfircoon & bulsho ahaan mid wadajir ah!**