๐๐_๐๐ผ๐๐๐ผ Reaches 100 Members Celebration
Summary
๐๐_๐๐ผ๐๐๐ผ announces it has reached 100 members, celebrating a growing, active gaming community. The announcement highlights gaming events, giveaways, new roles and rewards, plus goals to reach 200 and 500 members. This milestone matters because it marks stronger engagement, more events and a roadmap for continued community growth.
**๐๐ BIG ANNOUNCEMENT โ 100 MEMBERS REACHED! ๐๐
๐ฅ GUUL TAARIIKHI AH! ๐ฅ
Waxaan si farxad iyo sharaf leh ugu dhawaaqaynaa in server-keena TAYGA FAMILY uu si rasmi ah u gaadhay 100 MEMBERS! ๐ฏ๐ฅณ
โจ Tani ma aha tiro kaliya, waa bulsho isku xiran, waa qoys gamers ah, waa community wada jir ah oo ay ka buuxaan:
๐ฎ Gaming
๐ฌ Is dhexgal & sheeko
๐ค Is ixtiraam & wada shaqayn
๐ Qosol, baashaal & madadaalo
๐ MAHADSANIDIIN DHAMAANTIIN
Adinkaa ka dhigay server-kan mid nool, firfircoon, oo sii koraya ๐
๐ MAXAA NAGA SUGAYA MUSTAQBALKA?
๐น Events Gaming ๐ฎ
๐น Giveaways ๐
๐น Roles & rewards cusub ๐
๐น Tartamo & challenges ๐ฅ
๐น Community sii weynaanaysa ๐
๐ฅ TANI WAA BILOW KALIYA!
Hadafkeenu waa:
โก๏ธ 200 Members ๐ฏ
โก๏ธ 500 Members ๐
โก๏ธ Server ka mid noqda kuwa ugu firfircoon Discord ๐
๐ค Ku soo dhowaada qof walba, ku raaxaysta server-ka,TAYGA FAMILY ka qayb qaata, la wadaaga asxaabtaada, hana iloobin:
Community-gan adigaa qayb ka ah! ๐ช๐ฅ
๐ MAR KALE: HAMBALYO 100 MEMBERS! ๐**
|| ||