Eid Mubarak from Lacag_boyy Discord Community
Summary
Lacag_boyy shares warm Eid Mubarak wishes with its community, praying for Ramadan worship and fasting to be accepted and for everyone to enjoy Eid with happiness and good health. The announcement celebrates forgiveness, shared prayers, family unity, and hopes to reach the next Ramadan in peace.
Eid Mubarak – LACAG FAMILY 🌛
Allaha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii bishii barakaysnayd ee Ramadan
Waxaan idiin rajaynaynaa Maalinka weyn we ciida ah in aad ku qaaadataan Farxad, raynrayn iyo caafimaad
Ciiddu waa fursad aan isku cafinno, isugu ducayno, isla markaana aan ku dareenno nimcada midnimada. Ciid mubaarak, kullu caam wa antum bikhayr!
Soonkaan kiisa kale neh allaha nabad nagu gaarsiiyo
Enjoy the day with your loved ones
IN THIS DISCORD – WE ARE FAMILY
Discord sent us an expired image link.