Kick Verification Milestone: 1.4K Followers
🎉 CONGRATULATIONS 🎉
@🅻🅰🅲🅰🅶 🅱🅾🆈 👑
✅ KICK VERIFIED!
💚 Hambalyo Verification-kaaga Kick!
💯 Your Hard Work & Dedication Has Paid Off 🔥
🎮 1.4K FOLLOWERS 🚀
Keep Growing & Keep Winning 🏆
@Family @MEMBER
🎉 CONGRATULATIONS 🎉
@🅻🅰🅲🅰🅶 🅱🅾🆈 👑
✅ KICK VERIFIED!
💚 Hambalyo Verification-kaaga Kick!
💯 Your Hard Work & Dedication Has Paid Off 🔥
🎮 1.4K FOLLOWERS 🚀
Keep Growing & Keep Winning 🏆
@Family @MEMBER
🎉 HAMBALYO 600 MEMBERS! 🎉
SERVERKEENA WUXUU SI TOOS AH U GAARAY 600 MEMBERS!
AAD IYO AAD AYAAN IDINKUGU MAHADCELINEYNAAA DHAMAANTIIN ❤️🔥
🏆 600 MEMBERS — Tani waa bilowga oo keliya!
🚀 Goal-ka xiga: 1,000 MEMBERS!
Mahadsanidiin dhammaan xubnaha naga dhigay community-kan mid xooggan. 🫶🔥
@Family 
How I do I join five m
✨🌙 Eid Mubarak 🌙✨
❣️Ciid Wanaagsan Dhamaantin
Farxad, Nabad & Barwaaqo ayaan idiin rajenyaa malinta qiimaha badan ee Ciidda.
Allah ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan dhamanTenba
Eid Mubarak – LACAG FAMILY 🌛
Allaha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii bishii barakaysnayd ee Ramadan
Waxaan idiin rajaynaynaa Maalinka weyn we ciida ah in aad ku qaaadataan Farxad, raynrayn iyo caafimaad
Ciiddu waa fursad aan isku cafinno, isugu ducayno, isla markaana aan ku dareenno nimcada midnimada. Ciid mubaarak, kullu caam wa antum bikhayr!
Soonkaan kiisa kale neh allaha nabad nagu gaarsiiyo
Enjoy the day with your loved ones
IN THIS DISCORD – WE ARE FAMILY
What time 🤔🤔
Movie night
movie night todsy?
📊 Poll: Hal filin dooradha
9
12
3
Deadpool Wolverine
Maalinta august 16ka maalin filin la dhaawanaya aa jiro, soo dhawaadha
Asalamu aleykum asxaabta dhamaan wa idin salamay marka xigta wixi hore weyba dhaceen hada wixi ka bilaawdo rule adag ayan discord keyga uso dajinaya idinko raali ah rule kaas igula dhaqma please 📣
‼️🔊OGAYSIS OGAYSIS OYGAYSIS🔊‼️
Markaad hadleysiin amis kale wax soo direysiin, general chatka ku soo qora. “Text channels” taabta marka waa heleysiin #🗨・𝐆eneral-𝐂hat wax la dhaho.
Calaacalka badhan dhaafa blease iyo fadlan
External Link
Platform
You are about to visit:
https://example.comThis will open in a new tab. Make sure you trust this link.